img Leseprobe Leseprobe

Taageerayasha Megan

Hagaha Nafta, Shebeylkii Reer Aakhiradka Iyo Hoyadii Cabsida

Owen Jones

EPUB
ca. 2,99
Amazon iTunes Thalia.de Weltbild.de Hugendubel Bücher.de ebook.de kobo Osiander Google Books Barnes&Noble bol.com Legimi yourbook.shop Kulturkaufhaus
* Affiliatelinks/Werbelinks
Hinweis: Affiliatelinks/Werbelinks
Links auf reinlesen.de sind sogenannte Affiliate-Links. Wenn du auf so einen Affiliate-Link klickst und über diesen Link einkaufst, bekommt reinlesen.de von dem betreffenden Online-Shop oder Anbieter eine Provision. Für dich verändert sich der Preis nicht.

Tektime img Link Publisher

Belletristik/Erzählende Literatur

Beschreibung

Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano.
madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun

Taxanaha mucjisooyinka ee Megan waxa uu kakoobanyahay labaatan iyo sadex sheekooyin kuwaasoo kusaabsan awooda gabadhan yar ay ledahay taasoo ah in ay sameen karto waxyaalo badan oo qofkale oo qoyskooda kamida uusan sameen karin. Buuga koowad ama sheekada koobad Megan waxey jirta toban iyo laba sano.waxaa heestay laba dhibaato oo weyn oon laga gudbi karin. Hooyaded waxeey kacabsi qabtay awoodahan qarsoon ooy gabadheda leedahay iskabadaa iney kacaawiso ee balse weyba niyad jabin jirtay.sidookale meysan heli karin macalin caawiyo gabadheeda sifa ay ukororsato awoodeeda mucjisooyinka ah. Megan hooyaded meysan rabin kaliya iney ogaato waxii macquulgal ah oo lasameen karo iyo sida loosameenkaro balse waxey rabtay iney ogaato gabadheeda sida ay uisticmaali doonto awoodaheedan qaaska ah. Megan waa gabar wanaagsan, sidaa darteed waxey uegtahay iney awoodaheda uisticmaali doonto sifiican balse waqti kasto ma fududo in lasameeyo waxyalaha wanagsan xataa adigoo og sheygaas waxa uu yahay.sheekooyinkan kusaabsan Megan waxa kaheli doono qofkasta oo daneeyo ama jecel awoodaha mucjisooyinka oo toban sano ilaa iyo boqol jir udhaxeeyaan. Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano.
madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun

Weitere Titel in dieser Kategorie
Cover Babaado
Aliqeyr M Nur
Cover Dhulfidsan
Edwin A Abbott

Kundenbewertungen

Schlagwörter

sheekooyin aan caadi ahayn, jirro, kuray maskaxeed, dawooyinka guriga, aura